Man City Oo Mid Ka Mid Ah Xiddigaheeda Ka Dhigeysa Midka Ugu Mushaarka Badan Kooxda

0
53

 

Man City ayaa qorsheyneysa in Kevin De Bruyne ka dhigaan xiddiga ugu mushaarka taariikhda kooxdaas.

Triblefootball ayaa soo xiganeysa in City a doonayaan in hishiis cusub ka saxiixdaan laacibkaas waliba wadahadalada ay marayaan meel wacan

De Bruyne ayaa haatan kooxdaas kula jooga hishiis ku siman xagaaga 2023-ka balse waxa ay damacsan yihiin in ay gaarsiyaan 2025-ka

Haddi uu saxiixo hishiiskaas waxa uu todobaadkii qaadanayaa 350 kun oo gini taasi oo ka dhigeysa xiddiga ugu mushaarka badan Man City .

” Halkaan waan ku faraxsabahay , waxaan u ciyaarayaa mid ka mid ah kooxaha dunida ugu fiican” ayuu dhawaan yiri De Bruyne .

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here