La Ogaaday: Kulanka Uu Edison Cavani Doonayay In Uu U Ciyaaro Man United Oo La Ogaaday.

0
78

 

Xiddiga Edinson Cavani ayaa si aad ah u doonayay in uu ku bilowdo kulankii ay Man United guuldarada kala kulantay kooxda Tottenham isaga oo kooxda xitaa waydiistay in uu ciyaaro kulankii ay Red Devisl guuldarada 6/1 ah kala kulantay Tottenham.

Xiddiga reer Uruguay ayaa ku dhaw in uu u saxiixo kooxda Mna United isaga oo ku baasay tijaabada caafimaadka saacadihii la soo dhaafay.

33 jirkan ayaan la dhamaystirin saxiixiisa wakhti u suurtagalinaya in uu ciyaaro kulankii Tottenham laakiin waxa uu doonayay in uu u ciyaaro kulankaas.

Wargayska The Times ayaa sheegayay in uu Cavani kooxda Man United waydiistay in uu ciyaaro kulankii sababta oo ah waxa uu doonayay in uu kulankiisii ugu horeeyay ku ciyaaro Old Trafford.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here