Ka Dib Markii U Fashilmay Hishiis Uu Ugu Wareegi Lahaa Barcelona , Garcia Oo Farriin Caga Jugleyn Ah U Diray City

0
48

 

Barcelona ayaa ku fashilantay in   Man City hishiis kala gaaraan saxiixa Eric Garcia kaasi oo aad loogu bandinayay in uu xagaagaan tagayo Camp Nou

City ayaa Barcelona ku celisay dalab gaaraya 17 milyan oo euro ay sii dheer tahay lacago kale oo ku xernaan doonana wax qabadka laaicbka .

Ka dib markii hishiiskaas uu fashilmay , Garcia ayaa farriin u diray Man City isaga oo xusay in xilliga ay noqoto in Barcelona uu ku biiro doono

” Janauary ama June waxaan ugu biiri doonaa qaab xor ah , ma badlai doono niyadeyda ah in aan Barcelona u ciyaaro” ayuu sii raaciyay Garcia.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here