Jose Mourinho Oo Weerar Dhanka Suuqa Ah Ku Qaadaya Kooxdiisii Hore Ee Chelse

0
54

 

Kooxda Tottenham ayaa noqotay kooxdii ugu dambeysay ee xiiso u muujisay daafaca dhexe kooxda Chelsea ee Antonio Rudiger.

Xiddiga 27 jirka ah ayaa ka baxay qorshaha Frank Lampard isaga oo aan ciyaarin 3-dii kulan ee ugu dambeeyay ee  West Bromwich Albion, Barnsley & Liverpool.

Kooxaha West Ham United iyo Paris Saint-Germain ayaa xiiso u muujiyay in ay heshiis amaah ah ku qaataan xiddiga reer Germany xagaagan.

Kooxda Tottenham ayaa noqotay kooxdii ugu dambaysay ee doonaysa saxiixa xiddiga reer Germany inta lagu jiro suuqa kala iibsiga xagaagan.

Tababare Jose Mourinho ayaa doonaya xiddiga Germany in uu ku xoojiyo daafaciisa dhexe inta lagu jiro suuqa xagaagan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here