Jose Mourinho Oo Kooxdiisa U Tilmaamay Laba Xiddig Oo Ay Bartilmaameedsadaan Kulankii Ay 6/1 Uga Badiyeen.

0
48

 

Tababaraha Tottenham Jose Mourinho ayaa ku amray ciyaartoydiisa inay isku dayaan inay ka faa’iideystaan difaacasho la’aanta xiddigaha Marcus Rashford iyo Mason Greenwood kulankii ay Tottenham 6/1 ku garaacday kooxda Tottenham.

Man United ayaa gool deg-deg ah ku hor martay markii ay rikoodhe dhaliyeen laakiin Tottenham ayaa Man United ka dhalisay 6 gool iyaga oo dusha u saaray guuldaro lama filaan ah kulan ka dhacay Old Trafford.

Wargayska Manchester Evening News ayaa sheegaya in uu Jose Mourinho xiddigaha kooxdiisa u sheegay in ayna xiddigaha

Luke Shaw iyo Aaron Wan-Bissaka haysan doonin ilaalin fiican ama taageero ay ka helaan xiddigaha Rashford iyo Greenwood kana faa’iidaystaan arintaas.

Sidaas darteed xiddigaha Tottenham ayaa weerarka ka badiyay xiddigaha garbaha daafaca ka ciyaara maadama ayna ilaalo ama caawin ka helin xiddigaha garabka ka ciyaara.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here