Halkee Man United U Marayaa Dadaalkii Ay Ku Doonayeen Saxiixa Sancho?

0
63

 

Wargeyska The Guardian ayaa soo xiganeysa in kooxda Dortmund ay albaabada ka xirteen United kuwaasi oo aad u doonaya saxiixa garabka kooxda reer Jarmal ee Sancho

Mamaulka kooxda Dortmund ayaa la xusayaa in United ku war giliyeen bixinta aduun lacageed oo gaaraya 120 milyan oo euro si dhankooda u fasaxaan laacbkii hore Man city

United oo dhankeeda weli gacan ka taagain saxiixa Sancho waxaa lagu waramaya in haatan ay geeyeen dalab cusub oo gaaraya 100 milyan oo euro oo ay sii dheeraaneyso lacago kale oo ay gadaal ka bixinayaan taasi oo ku xernaaneysa waxa uu Sancho u qabto Man United.

Hishiiska Sancho ee Dortmund waxa uu dhacayaa xagaaga 2023-ka , waxa uuna dhankiisa diiday in  uu iska fogeeyo in uu xagaagaan ka huleeli doono kooxdaas reer Jarmal .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here