Halkee La Kala Marayaa Gool Dhalinta Premier League Kadib Todobaadkii 2-aad Ee Premier League?

0
50

 

Horyaalka premier League ayaa la ciyaaray todobaadkii 2-aad ee xilli ciyaareedka cusub ee 2020/2021 iyada oo ay xiddigo badan dhaliyeen goolal badan.

Xiddiga kooxda Everton ee Dominic Calvert-Lewin ayaa hogaaminaya gool dhalinta isaga oo la hogaaminaya xiddiga kooxda Tottenham ee Son Heung-Min kuwaas oo wada dhaliyay min 4 gool.

Xiddigaha Mohamed Salah Iyo Wilfried Zaha ayaa dhankooda ku xiga oo dhaliyay min 3 gool labadii kulan ee ay ciyaareen horyaalka premier League.

Waxa jira xiddigo aad u badan oo min 2 gool dhaliyay tan ilaa markii la bilaabay xilli ciyaareedka kuwaas oo aan wacdaro yar dhigin.

Hadaba halkan kaga bogo sida loo kale sareeyo Gool dhalinta horyaalka premier League kadib 2-dii todobaad ee la ciyaaray.

  1. Dominic Calvert-LewinCalvert-Lewin (Everton) 4 Gool
  2. Son Heung-Min (Tottenham Hotspur) 4
  3. Mohamed Salah (Liverpool) 3
  4. Wilfried Zaha (Crystal Palace) 3
  5. Patrick BamfordBamford (Leeds United) 2
  6. Mateusz KlichKlich (Leeds United) 2
  7. Neal Maupay (Brighton & Hove Albion) 2
  8. Hélder Costa (Leeds United) 2
  9. Aleksandar Mitrovic (Fulham) 2
  10. Alexandre Lacazette (Arsenal) 2
  11. Danny Ings (Southampton) 2
  12. Raúl Jiménez (Wolves) 2
  13. Sadio Mané (Liverpool) 2
  14. Jamie Vardy (Leicester City) 2

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here