Dhibcaha Ay Kala Heleen 7-da Xiddig Ee Lagu Garaacay Tartanka 3-da Boos Ee Xiddigaha U Tartamaya Abaalmarinta Xiddiga Ugu Fiican Yurub Sanadka Oo La Ogaaday.

0
55

 

UEFA ayaa soo saartay 3-da xiddig ee kama dambays ah ee u tartami doona abaalmarinta xiddiga ugu fiican sanadka champions League xilli ciyaareedkii dhamaaday.

Xiddigaha Manuel Neuer, Robert Lewandowski Iyo Kevin De Bruyne ayaa noqday 3-dii xiddig ee ugu dambeeyay ee u tartami doona abaalmarinta sanadkan.

3-da xiddig ayaa tartanka loogu soo baxayo booska 3-da xiddig ee ugu dambeeya ee ku tartamaya abaalmarinta ku garaacay 7 xiddig oo kale.

Xiddigaas ayaa ka mid ahaa xiddigihii ugu fiicnaa yurub sanadkan soona bandhigay qaab ciyaareedka cajiib ah.

Xiddigaha Ronaldo, Lionel Messi, Neymar, Thomas Muller, Kylian Mbappe, Thiago Alcantara Iyo Joshua Kimmich ayaa ahaa xiddigaha lagu garaacay booska.

Hadaba waxa la shaaciyay Codadka iyo kaalmaha ay 7-da xiddig heleen kadib markii ay seegeen 3-da boos ee ugu saraysa abaalmarinta.

Halkan Hoose Kaga Bogo cododka iyo kaalmaha ay kal galeen 7-da xiddig ee ka hadhay tartanka.

  1. Lionel Messi: 53 Cod
  2. Neymar: 53
  3. Thomas Muller: 41
  4. Kylian Mbappe: 39
  5. Thiago: 27
  6. Jushua Kimmich: 26
  7. Cristaino Ronaldo: 25

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here