DegDeg: Bayer Munich Ayaa Xaqiijisay In Liverpool Kala hezhiiyen saxiixa thiago .

0
52

Madaxweynaha Kooxda Bayern Munich ee Karl-Heinz Rummenigge ayaa haatan si Rasmi ah u xaqiijiyay in ay kooxdiisu Liverpool kala heshiisay saxiixa xiddiga khadka dhexe ee Thiago Alcantara.

Wargayska SportBild ayaa xaqiijiyay in uu madaxweynaha Bayern Munich ee Karl-Heinz Rummenigge xaqiijiyay in ay Liverpool dhamaystirtay saxiixa xiddiga khadka dhexe

Thiago ayaa saaka ka maqnaa tababarkii kooxda Bayern Munich isugu diyaarinaysay xilli ciyaareedka cusub iyasaga oo u guuraya England

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here