DEG-DEG: Xiddiga Ku Guulaystay Abaalmarinta Da’yarka Ugu Fiican Sanadka Ee PFA Oo La Soo Saaray.

0
12

Xiddiga Kooxda Liverpool ee Trent Alexandre Arnold ayaa soo magacaabay da’yarka ugu fiican sanadka ee Premier League ee abaalmarinta PFA .

Xiddiga reer England ayaa wacdaro ku soo bandhigay Liverpool xilli ciyaareedkii hore kadib markii uu Liverpool kula guulaystay horyaalka premier League.

Trent Alexandre Arnold ayaa ku guulaystay abaalmarinta kadib markii uu noqday daafaca ugu gool dhalinta iyo caawinta badan horyaalka prmeier League.

Xiddiga 21 jirka ah ayaa abaalmarinta ku garaacay xiddigaha Marcus Rashford and Mason Greenwood, Chelsea striker Tammy Abraham and club-mate Mason Mount & Bukayo Saka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here