DEG-DEG: Shaxdii Ugu Fiicnayd Horyaalka Premier League Oo La Soo Saaray.

0
40

Waxa haatan socota xaflada PFA ee abaalmarinta xiddiga ugu fiican waxana la soo saaray shaxdii ugu fiicnayd ee horyaalka premier League xilli ciyaareedkii hore.

Kooxda Liverpool ayaa markii ugu horaysay muddo 30 sano ah ku guulaystay horyaalka premier League kadib qaab ciyaareed cajiib ah oo ay soo bandhigeen.

Xiddigo badan ayaa soo bandhigay qaab ciyaareed cajiib ah kuwaas oo kooxohooda guulo ku hogaamiyay xilli ciyaareedkii dhamaaday.

Liverpool ayaa shaxda ku leh xiddigaha ugu badan marka loo eego in ay ku guulaystay koobka horyaalka waliba soo bandhigeen qaab ciyaareed cajiib ah.

Hadaba shaxda Halkan Hoose Kaga Bogo:

Goolhaye: Nick Pope

Daafaca: Trent Alexandre Arnola, Virgil Van Dijk, caglar soyuncu, Andy Robertson.

Khadka Dhexe:David Silva, Jordan Henderson, Kevin De Bruyne.

Weerarka:Jamie Vardy, Pierre-Emerick Aubameyang, Sadio Mane.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here