Chelsea Heshiiska Rasmi Ah La Gaadhay Saxiixeedii 8-aad Ee Xagaaga.

0
51

 

Xiddiga khadka dhexe ee kooxda West Ham ee Declan Rice ayaa lagu soo waramayaa inuu ogolaaday in uu heshiis 5 sano ah u saxiixo kooxda Chelsea.

Hammers ayaa ku adkeysaneysa mowqifkeeda ku aadan xiddiga khadka dhexe ee Rice kaas oo kooxda London Stadium ku ciyaarta kula jira heshiis ilaa xagaaga 2024 ah.

Si kasta ha ahaatee wararka la xidhiidhinaya kooxda Chelsea ayaa diidan in ay joogsadaan inkasta oo ay Blues diidantahay in ay bixiso lacagta 80-ka milyan ee lagu qiimeeyo xiddiga.

Sida laga soo xigtay saxafiga reer Talyaani ee Nicolo Schira, 21 jirkaan ayaa haatanba heshiis shaqsi ah la gaaray kooxda Chelsea ka hor inta uusan u dhaqaaqin Stamford Bridge.

Saxafiga reer Talyaani ee Schira in laga diiday kooxda ku ciyaarta Stamford Bridge lacag dhan 45 milyan oo euro iyo lacago guno ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here