DEG-DEG:: Xiddiga Ku Guulaystay Xiddiga Ugu Fiican Premier League Bishii September Oo La Shaaciyay

0
  Xiddiga kooxda Everton ee Dominic Calvert-Lewin ayaa ku guulaystay xiddiga ugu fiican bishii September ee horyaalka Premier League. Xiddiga weerarka ka ciyaara ayaa ah xiddiga ugu goolasha badan Premier League isaga oo...

Houssem Aouar Oo Ka Hadlay Seegistii Uu Seegayy Ku Biirista Arsenal.

0
  Xiddiga khadka dhexe ee kooxda Lyon ee Houssem Aouar ayaa sheegay in uuna ka niyad jabin in uu seegay ku biirista kooxda Arsenal intii lagu jiray suuqii xagaaga. Gunners ayaa dhawr dalab...

Shax Cajiib Ah Oo Laga Sameeyay Saxiixyadii Ay Barcelona Seegtay In Uu Bartomeu Madaxweynaha...

0
  Kooxda Barcelona ayaa suuqii xagaaga ku fashilantay in ay la soo saxiixato xiddigo lala xidhiidhinayay gaar ahaan 3 xiddig oo bartilmaameed u ahaa kooxda sabab la xidhiidha xanuunka Korona oo saamayn...

FIFA VIRUS: Xiddig Chelsea U Ciyaara Oo Ku Dhaawacmay Waajibaadka Xulka Qarankiisa.

0
  Goolhayaha kooxda Chelsea Edouard Mendy ayuu dhaawac soo gaaray intii uu ku jiray tababarkii xulka qarankiisa Senegal. 27 jirka ayaa ku soo biiray chelsea suuqii xagaaga isaga oo ugu soo biiray 22...

FIFA VIRUS: Xiddig Man United Ah Oo Ku Dhaawacmay Waajibaadka Xulka Qarankiisa.

0
  Man United ayaa waayi doonta adeega xiddiga daafaca uga ciyaara ee Eric Bailly todobaadka dambe iyo waliba wax ka badan kadib markii uu dhaawac muruqa ah ka soo gaadhay kulanka xulka...

Adrian Oo Loo Sheegay In Uu Soo Dhamaaday Waayihiisa Liverpool Kadib Ceebtii Aston Villa.

0
  Xiddiga khadka dhexe ee kooxda Liverpool Marko Grujic ayaa sheegtay in waayihii Adrian ee Liverpool soo dhamaaday kadib guuldaradii 7-2 ee Liverpool ka soo gaadhay Aston Villa. Adrian ayaa ku bilowday goolka...

FIFA VIRUS: Xiddig Muhiim U Ah Oo Dhaawac Looga Saaray Kulamada Xulka Qarankiisa.

0
  Kabtanka kooxda Arsenal Pierre-Emerick Aubameyang ayaa laga saaray waajibaadka xulka qarankiisa Gabon ee ay la ciyaari doonaan Benin sabab la xidhiidha dhaawac kuraanta ah oo soo gaadhay. Weeraryahanka ayaa ka qayb qaatay...

Tababaraha Xulka Qaranka Uruguay Oo Man United Arin Wal-Wal Leh Uga Sheegay Edinson Cavani.

0
  Tababaraha xulka Uruguay Oscar Tabarez ayaa ka reebay Edinson Cavani xulkiisa kulamadii ay la ciyaareen xulalka Chile iyo Ecuador wuxuuna ka digay in weeraryahanku aanu taam u ahayn in uu ciyaaro...

Halka Arin Ee Juventus Ka Hor Istaagtay Saxiixa Paul Pogba Suuqii Xagaaga Oo La...

0
  Saxafiga reer Talyaani ee Fabrizio Romano ayaa sheegay in Juventus ay la soo wareegi laheyd xiddiga khadka dhexe ee Manchester United Paul Pogba intii lagu jiray suuqii hadii uuna dilaacin xanuunka...

Thomas Partey Oo Fariin U Diray Taageerayaasha Arsenal.

0
  Thomas Partey ayaa fariintii ugu horaysay u diray taageerayaasha kooxda Arsenal kadib markii uu kaga soo biiray kooxda Ateltico Madrid. Xiddiga khadka dhexe ee reer Ghana ayaa Arsenal ku soo biiray maalintii...

APLICATIONS

Goos-Gooska Kulankii Dhexmaray Wolves VS Man City

0
Kooxda Man City ayaa guul ay u qalantay ka gaadhay kooxda Wolves kulankoodii ugu horeeyay ee horyaalka premier League kulan ka dhacay garoonka Molineux...

HOT NEWS