Shaxda Rasmiga Ah Ee Man United Vs Luton Town- Ayuu Solskjaer Kulankan Ku Soo...

0
Man United ayaa marti u ah kooxda horyaalka heerka labaad ee Luton Town waana kulan ka tirsan tartana Carabao Cup. Man United oo guuldaro xun ku bilaabtay horyaalka Premier league ayaa...

Wararkii Ugu Dambeeyey Suuqa Iibka Ciyaartoyda Ee Maanta Oo Sabti Ah Ay Qoreen Wargeysyada...

0
Asalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaatuhu. Idilkiinba salaan dhamaan akhristayaasha sharaftalahow kuna soo dhawaada barnaamijkeenii sida maalin laha ahaa aanu idiinku soo gudbin jirnay waxyaabaha ay wargaysyada yurub ka qoreen suuqa kala iibsiga...

Barceona Oo Badelka Semedo Heshay , Man City Iyo Bayern Munich Ayay Kaga Horeeyaan

0
  Naadiga Barcelona ayaa lagu waramayaa in kooxahaa Man City iyo Bayern Munich kaga horeeyaan saxiixa xiddig daafac ah  oo suuqa kala iibsiga si weyn looga doonayo. Wargeyska The Daily Telegraph ayaa qoraya...

Realmadrid Oo Barbar-dhac Ku furatay Difacashada Horyaalk la liga.

0
Kooxda Real Madrid ayaa bar-baro niyad jab leh ku bilaabatay difaacashada horyaalka La Liga kadib markii ay bar-baro 0/0 ah la galeen kooxda Real Sociedad kulan ka tirsanaa kulankoodii ugu horeeyay...

Jamie Carragher Oo Su’aal Ka Keenay Saxiixa Kai Havertz Kadib Qaab Ciyaareed Xun Oo...

0
  Khabiirka Sky Sport iyo halyeeyga Liverpool Jamie Carragher ayaa su’aal galiyay in Kai Havertz uu saxiix fiican u yahay kooxda Chelsea. Havertz ayaa la badalay Qaybtii Nasashadad kadib markii uu ku dhibaatooday...

Barcelona Oo Laba Xiddig U Doonaysa Badalka Nelson Semedo.

0
Kooxda Barcelona ayaa laba xiddig midkood u doonaysa badalka Nelson Semedo kaas oo ku dhaw in uu ku biiro kooxda Wolves maalmaha ama saacadaha soo socda. Wargayska Mundo Deportivo ayaa shaaca ka...

Chelsea Oo Nus-Darsin Goolal Ah Ku Xasuuqday Barnsley& Kai Havertz Oo Saddexley Dhaliyay.

0
  Kooxda celsea ayaa guul weyn ka gaadhay kooxda Barnsley kulan ka tirsanaa wareega 3-aad ee Carabao Cup-ka kulan ka dhacay garoonka Stamford Bridge. Kulanka ayuu wacdaro dhigay saxiixa ugu qaalisan chelsea ee...

Kadib Bixitaankii Ivan Rakitić BArcelona Markale Xaqiijisay Xdig Kale Oo Ku biirayo Inter Milan

0
Agaasimaha ciyaaraha kooxda Barcelona ee Ramon Planes ayaa xaqiijiyay in uu xiddiga khadka dhexee ee Arturo Vidal isaga caraabay kooxda isaga oo u mahad celiyay xiddiga khadka dhexe. Vidal ayaa haatan wadahadalo...

Sancho Oo La Xaqiijiyay In Uu Ku Biiri Doono Man United.

0
Tababarihii hore ee da’yarka Jadon Sancho ayaa sheegay in ku biirista xiddiga ee Man United ay u fiicantahay xiddiga garabka uga ciyaara kooxda Borussia Dortmund. Louis Lancaster ayaa si dhaw ula shaqeeyay...

Yaab:Mason Greenwood & Phil Foden Oo Arin La Yaab Leh Darteed Looga Saaray Liiska...

0
Xiddigaha Kooxaha reer Manchester ee Mason Greenwood & Phil Foden ayaa laga reebay xulka qaranka England kadib markii lagu qabtay iyaga oo Gabdho soo galinaya Hudheelkii ay ku sugnaayeen kadib kulankii...

APLICATIONS

Arsenal Oo Rajo Ka Heshay Baacsigii Ay Ugu Jirtay Saxiixa Thomas...

0
Kooxda Atletico Madrid ayaa bilowday raadinta badalka xiddiga Thomas Partey taas oo rajo siinaysa kooxda Arsenal oo lala xidhiidhinayo xiddiga khadka dhexe xagaagan oo...

HOT NEWS