Shax Cajiib Ah Oo Laga Sameeyay Saxiixyadii Ay Barcelona Seegtay In Uu Bartomeu Madaxweynaha...

0
  Kooxda Barcelona ayaa suuqii xagaaga ku fashilantay in ay la soo saxiixato xiddigo lala xidhiidhinayay gaar ahaan 3 xiddig oo bartilmaameed u ahaa kooxda sabab la xidhiidha xanuunka Korona oo saamayn...

Lional Messi Oo kahadlay Bixitankii Luis Suares ,Misna weerar Kuqaday Kooxda Barcelona

0
Lionel Messi ayaa weerar culus ku qaaday kooxda kubadda cagta Barcelona, waxaanu ku eedeeyey inay dhabarka ka toogteen saaxiibkii Luis Suarez oo si xun ay ula dhaqmeen, isla markaana isagana aan...

Shaxda Ugu Fiican Arsenal Kadib Markii Uu Thomas Partey Ku Soo Biiray Gunners.

0
  Kooxda Arsenal ayaa si fiican ku dhamaystay suuqa kala iibsiga xagaaga kadib markii ay dhamaystireen saxiixa Thomas Partey maalintii ugu dambaysay suuqa kala iibsiga xagaaga. Mikel Arteta ayaa si aad ah u...

Xiddigaha Ugu Goolasha Badan 5-ta Horyaal Ee Ugu Waaweyn Qaarada Yurub Oo La Ogaaday.

0
  Xiddiga weerarka uga ciyaara kooxda Everton ee Calvert-Lewin ayaa ah xiddiga ugu goolasha badan 5-ta horyaal ee ugu waaweyn qaarada yurub ilaa haatan xilli ciyaareedkan. Xiddiga reer England ayaa dhaliyay 9 tartamada...

RASMI: Barcelona Oo Xaqiijisay Lambarka Cusub Ee Philippe Coutinho.

0
  Kooxda Barcelona ayaa si Rasmi ah u xaqiijisay Lambarka Cusub ee uu Philippe Coutinho u qaadan doono kooxda 1-aad ee Barcelona. Philippe Coutinho ayaa ka soo laabtay amaah uu xilli ciyaareedkii hore...

Ousmane Dembele Oo Muxuu Ka Yiri Xiisaha Ugu Imaanayo Man United & Liverpool.

0
  Xiddiga garabka uga ciyaara kooxda Barcelona ee Ousmane Dembele ayaa diiday fursad uu ugu biiri lahaa kooxda Man United ka hor dhamaadka suuqa kala iibsiga sida ay sheegayaan wararku. Man United ayaa...

Houssem Aouar Oo Ugu Dambayn Afka Furtay Kana Hadlay Wararka La Xidhiidhinaya Arsenal.

0
  Houssem Aouar ayaa diiday inuu ka hadlo mustaqbalkiisa kooxda Lyon iyadoo Arsenal ay diyaarineyso dalab cusub oo ay ka gudbiso xiddiga khadka dhexe. Lyon ayaa haatanba diiday dalab 35 milyan ah oo...

Mikel Arteta Oo Hor Istaagay Xiddig Arsenal Ah Oo Si Lama Filaan Ah Ugu...

0
  Tababaraha Kooxda Arsenal ee Mikel Arteta ayaa lagu soo waramayaa in uu joojiyay heshiis uu xididga Ainsley Maitland-Niles si lama filaan ah ugu biirayay kooxda Barcelona sida ay sheegayaan wararku. Xiddiga 23...

Lama Filaan: Barcelona Oo Khatar Ugu Jirta In Ay So Xor Ah Ku Waydo...

0
  Wargayska MARCA ayaa shaaca ka qaaday lama filaan ku saabsan kooxda Barcelona taas dhibaato ku noqon doonta Barcelona wakhtiga soo socda. Wargayska ayaa sheegay Barcelona waayi karto xiddig kasta oo kooxda Barcelona...

Yaabka Adduunka: Ciyaartoy Joojiyay In Uu Ku Biiro Koox Cusub, Si Uu Ugu Biiro...

0
  Xiddiga xulka qaranka Armenia ee Varazdat Haroyan ayaa kansalay heshiis uu ugu biiri lahaa kooxda cusub si uu ugu biiro ciidamada dalkiisa una difaaco dalkiisa oo maalmihii ugu dambeeyay dagaal kula...

APLICATIONS

RASMI: Zinedine Zidane Oo Soo Saaray Liiska Xiddigaha Uu Kaga Hor...

0
  Tababaraha Kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa soo saaray Liiska xiddigaha uu kaga hor tagi doono kooxda Levante kulan ka tirsan horyaalka La...

HOT NEWS