Home Wararka maanta

Wararka maanta

Man United Uma Baahnayn Saxiixa Donny van de Beek, Halkan Arin Ayayna Cadayn U...

0
  Kooxda Man United ayaa loo sheegay in ayna u baahnayn saxiixa xiddiga khadka dhexe ee Donny van de Beek. Waxa sidaas aaminsan xiddigii hore ee kooxaha Liverpool iyo Tottenham ee Peter Crouch...

Atletico Madrid Oo Man City Ka Diiday Dalab Ay Ku Doonaysay Daafac Aad Loo...

0
  Atlético Madrid ayaa diiday dalab 78 milyan ah oo ay Man City ka gudbisay daafaca reer Uruguay ee José Giménez kaas oo muddo dheer bartilmaameed u ahaa tababare Pep Guardiola sida...

Lampard Oo Xaqiijisay Wakhtiga Lagu Dhawaaqi Doono Saxiixa 7-aad Ee Kooxdiisa.

0
  Tababaraha Kooxda chelsea ee Frank Lampard ayaa xaqiijiyay in ay kooxdiisu ku dhawdahay in ay ku dhawaaqdo saxiixa Goolhahaha Rennes ee Edouard Mendy. Chelsea ayaa si weyn uga dhibaatoonaysa dhanka Goolka tan...

Chelsea Oo Nus-Darsin Goolal Ah Ku Xasuuqday Barnsley& Kai Havertz Oo Saddexley Dhaliyay.

0
  Kooxda celsea ayaa guul weyn ka gaadhay kooxda Barnsley kulan ka tirsanaa wareega 3-aad ee Carabao Cup-ka kulan ka dhacay garoonka Stamford Bridge. Kulanka ayuu wacdaro dhigay saxiixa ugu qaalisan chelsea ee...

Arsenal Oo Iska Xaadirisay Wareegga 4-aad Ee Carabao Cup, Leicester City Ayay Ka Talaabsadeen

0
  Arsenal ayaa guul muhiim ah waxa ay ka gaareen Leicester City oo ay uga talaabsaseen laba gool oo nadiif ah xilli kulankaan Arsenal ay maamushay Sheekada Labada Qeyb :Kooxaha Arsenal iyo Leicester...

Liverpool Oo Xiddig Kooxdeeda Jooga U Adeegsanaysa Saxiixa Kalidou Koulibaly

0
  Kooxda Liverpool ayaa lagu soo waramayaa in ay Sadio Mane u adeegsanayso in uu xiddiga daafaca uga ciyaara Napoli ee Kalidou Koulibaly ku qanciyo in uu ku biiro Anfield. Kalidou Koulibaly ayaa...

Zidane Oo War Fiican Ka Helay Tababarka Real Madrid Ka Hor Kulanka Real Betis.

0
  Tababaraha Kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa war fiican ka helay tababarkii maanta ee kooxda Real Madrid ka hor kulanka Real Betis ee horyaalka La Liga. Real Madrid ayaa sabtida la...

Xiddigaha U Soo Wada Ciyaaray Barcelona & Atletico Madrid Ka Dib Saxiixa luis Suarez...

0
  Xiddiga Luis Suarez ayaa ugu dambayn isaga tagay kooxda Barcelona 6 sano oo uu difaacayay kooxda ku ciyaarta garoonka Camp Nou isaga oo ku biiray kooxda Atletico Madrid. Taariikhda, waxa jira xiddigo...

Berbatov Oo Kashifay Saxiixa Ay Man United U Baahantahay In Ay Samayso Ka Hor...

0
  Weeraryahankii hore ee Manchester United Dimitar Berbatov ayaa aaminsan in kooxda ay tahay inay xooga saarto la soo saxiixashada daafac dhexe ka hir inta uuna xidhmin suuqa kala iibsiga xagaagan muddo...

Shaxda Laga Yaabo In Ay Liverpool Kaga hor tagto Kulanka Caawo Kooxda Lincoln City

0
  Liverpool ayaa bilaaban doonta tartanka Carabao Cup-ka xilli ciyaareedkan iyaga oo caawa booqan doona kooxda League one ka ciyaarta ee Lincoln City kulan ka dhici doona garoonka LNER Stadium. Reds ayaa laba...

APLICATIONS

Lyon Oo Ogolaatay In Ay Arsenal Ka Iibiso Houssem Aouar Laakiin...

0
Agaasimaha Kooxda Lyon ee Juninho ayaa ka hadlay mustaqbalka xiddiga Houssem Aouar xilli si weyn loo hadal hayo mustaqbalkiisa kooxda. Houssem Aouar ayaa lala xidhiidhinayaa...

HOT NEWS