25 Daafac Ee Ugu Fiican Taariikhda Premier League Oo La Soo Saaray.

0
  Daafaca dhexe ayaa ah shaqada ugu adag ee uu xiddig qabto garoonka dhexediisa, xiddigaha khadka dhexe ka ciyaara ayaan inta badan la hadal hayn sida loo hadal hayo xiddigaha goolasha dhaliya...

RASMI: Wakhtiga Ay Liverpool & Arsenal Wada Ciyaari Doonaan Kulanka Wareega 4-aad Ee Carabao...

0
  Waxa si Ramsi ah loo xaqiijiyay wakhtiga ay wada ciyaari doonaan kooxaha Liverpool & Arsenal ee tartanka Carabao Cup-ka kadib markii ay iska xaadiriyeen wareega xiga. Kooxaha Liverpool & Arsenal ayaa iska...

Lionel Messi Oo Weerar Ku Qaaday Maamulka Barcelona & Luis Suarez Oo Sabab U...

0
  Lionel Messi ayaa sheegay in uuna la yaabin waxa ay Kooxda Barcelona samayso isaga oo kabtanku ku adkaysanaya in ay kooxdu caydhisay Luis Suarez. Arbacadii ayay Atletico Madrid ku dhawaaqday in ay...

Lional Messi Oo kahadlay Bixitankii Luis Suares ,Misna weerar Kuqaday Kooxda Barcelona

0
Lionel Messi ayaa weerar culus ku qaaday kooxda kubadda cagta Barcelona, waxaanu ku eedeeyey inay dhabarka ka toogteen saaxiibkii Luis Suarez oo si xun ay ula dhaqmeen, isla markaana isagana aan...

Miyey Kooxdaadu U Baahan Tahay Difaac Iyo Saxeexyo Kale, Miyey se Ciyaartoydu Kaa Niyad-jabeen?...

0
Tababare Ole Gunnar Solskjaer  ayaa ku adkaystay in Manchester United ay haysato ciyaartoy ku filan oo ay ku dagaal geli karayso xili ciyaareedkan, inkasta oo ay guul-darro ku bilowdeen horyaalka Premier...

RASMI: Barcelona Oo Xaqiijisay Lambarka Cusub Ee Philippe Coutinho.

0
  Kooxda Barcelona ayaa si Rasmi ah u xaqiijisay Lambarka Cusub ee uu Philippe Coutinho u qaadan doono kooxda 1-aad ee Barcelona. Philippe Coutinho ayaa ka soo laabtay amaah uu xilli ciyaareedkii hore...

Chelsea Oo Go’aan Kama Dambays Ah Ka Soo-Saartay Mustaqbalka Kepa Kadib Imaatinkii Edouard Mendy

0
  Tababaraha Chelsea Frank Lampard ayaa lagu soo waramayaa inuu diyaar u yahay inuu amaah ku diro Kepa Arrizabalaga isla markaana uu Goolhaye Edouard Mendy ka dhigo Goolhayaha 1-aad ee kooxda. Mendy ayaa...

Ian Wright Oo Sheegay In Uu Jeclaa Xiddig Man United U Ciyaara In Uu...

0
Halyeeyga Arsenal Ian Wright ayaa su’aal ka keenay go’aankii Manchester United ay kula soo saxiixatay Donny van de Beek isaga oo sheegay in uu xiddiga reer Holland ku soo bixi lahaa...

Lyon Oo Soo Afjartay Rajadii Arsenal Ee Saxiixa Houssem Aouar, Maxaa Cusub?

0
  Madaxweynaha Kooxda Lyon ee Jean-Michel Aulas ayaa soo afjaray rajadii kooxda Arsenal ee helitaanka saxiixa xiddiga khadka dhexe ee Houssem Aouar inta lagu jiro suuqa kala iibsiga xagaaga. Xiddiga khadka dhexe ee...

Adrián Oo Ka Hadlay Sababta Thiago Alcântara Oo U yimid Kooxda Liverpool

0
Goolhayaha reer Spain iyo kooxda kubadda cagta Liverpool ee Adrián ayaa xaqiijiyay in ciyaaryahanka khadka dhexe ee Thiago Alcântara uu u yimid Reds si uu kula guuleysto koobab. Thiago Alcântara ayaa u...

APLICATIONS

Nelson Semedo Oo Ku Dhaw In Uu Ku Biiro Premier League.

0
  Daafaca Kooxda Barcelona ee Nelson Semedo ayaa ku dhaw in uu ku biiro kooxda Wolves ee ka ciyaarta premier League sida ay sheegayaan wararku. Barcelona...

HOT NEWS