Barcelona Oo Antoine Griezmann U Xirandoonta Number Cusub

0
53

Antoine Griezmann ayaa u dhaw in xilli ciyaareedkaan uu Barcelona u xerto lambar cusub waana mid uu ka helo .

Wargeyska Sport ayaa qoraya in Antoine Griezmann oo Barcelona u xernayay lambarka 17-aad uu u dhaw yahay haatan in uu iska badalo xilli lambarka uu jecel yahay ee 7 ay horay ugu diideen ururka kubadda cagta Spain

Sharciyada ururkaas u yaal waxaa ka mid ah in ciyaaryahan horyaal lambar uu uga qeyb galay uusan badali karin balse haatan xaalka waa is badalay .

Antoine Griezmann waxa ay u badan tahay in xilli ciyaareedkaan uu xerto lambarka 7-aad waana mid horay uu ugu xernaa Atletico Madrid iyo Real Sociedad waliba haatan qaranka France ayuu u xertaa

Marka laga yimaado biloowgiisii Real Sociedad oo uu xertay lambarka 27-aad , laacibkaan reer France waxa uu xernaan jiray weligiis lambarka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here