Aresenal Oo Ku dhawaaqda Tirda Ciyaartooda Lafilaayo Iney seegaan Kulanka Beri ee Fulham

0
21

Arsenal ayaa shaaca ka qaaday in todobo ciyaaryahan ay weynayaan kulanka beri ay la ciyaarayaan naadiga Fulham ee horyaalka Ingiriiska

Arsenal ayaa marti ku ah kulan ka tirsan wareegga koowaad ee horyaalka Ingiriiska ee ay la ciyaarayaan Fulham

Qoraal ay soo saareen waxa ay Arsenal ku yiraahdeen” Davud Luiz waxa uu ka sheeganayaa dhaawaca qoorta sidaa darteed waa uu seegayaa kulanka Fulham , Emile Smith Rowe oo isna dhaawac kala baxa garabka ka sheeganaya iyadoo lagu haleelay tababarka waxaana la filayaa in todobaadka dambe tababarka ku soo laabtaan”.

Waxa ay intaas si raaciyeen” Sokratis waxa uu ka sheeganayaa dhaawac muruqa , isna todobaadka dambe ayay u badan tahay in uu tababarka ku soo laabto”

Intaas kuma joogsan xaaladda” Calum Chambers weli ma uusan soo kabsan , Pablo Marí sidoo kale waxaana xiddiaga kale maqanaya ku jira Martinelli, iyo Mustafi”

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here