Kooxda Bayern Munich ayaa jawaab siisay kooxda Barcelona oo si weyn u dooneysa  Joshua Kimmich
Qadkaas dhexe  ayay Barca dooneysa in ay hesho inta suuqa kala iibsiga uu firan yahay .
Wargeyska Mundo Depoertivo ayaa sheegeya in Barca si toos ula xariireen Munich ayna u bandhigeen baahida ay u qabaan laacibkaas
Balse Munich durba jawaab diidmo ah ayay ka hor geeyeen Barca iyaga oo xusaya in Joshua Kimmich yahay lama taabtaan
Sidaas oo ay tahay Barca  ayaa dooneysa in mar kale dalab cusub ka geeyeen, lamana helin qiimaha hore ay ka geeyen saxiixa Joshua Kimmich
 

Related



Source link