Advertisements

Man United ayaa isku diyaarineysa kulanka ay Old Trafford kusoo dhaweynayaan Wolves, waana ciyaar ka tirsan horyaalka Premier League.

Labadaan kooxood dhawaan ayey isku arkeen koobka FA Cup-ka, laba kulan oo ay ciyaareen 3-2 waxaa kusoo baxay Red Devils oo iska xaadirisay wareega xiga.

Sawirada maanta laga qaaday ciyaartoyda Man United aad ayey dadka u raadiyeen maadaama uu qof walba isha ku hayay hadii uu kasoo muuqdo saxiixa cusub ee kooxda Bruno Fernandes oo lambarka 18-aad loo xiray.

Advertisements

Xiddiga reer Portugal ayaa soo xaadiray tababarka, wuxuuna la shaqeeyay saaxiibada cusub – Ole Gunnar ayaa xaqiijiyay in xiddigaan uu ku jiro liiska uu xulan doono balse uusan ogeyn sida uu kaga qeyb qaadan doono.

SAWIRADII TABABARKA MAN UNITED:

Comments are closed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here