(Yurub) 15 Dis 2019. Hoggaamiyaha mayalka adag ee ka soo jeeda Waddanka Portugal ee Jose Mourinho ayaa ka shifay sir muddo badan laga sugayay, waxaana uu daaha ka qaaday kooxdiisa riyadda.

Mourinho waxa uu soo maamulay kooxo badan oo Taariikh ku leh kubadda cagta sida FC Porto, Chelsea, Inter Milan, Real Madrid iyo Manchester United, waxa uuna hadda maamulaa Naadiga Tottenham Hotspur.

Waxa Shaxda riyada ee Jose ka soo muuqday halyeeyo badan oo kubadda cagta ah, sidoo kalana waxaa shaxdan aan ku soo bixin xiddigo badan oo si weyn ula shaqeeyay Tababarahan sida Ozil, Rooney, Marcelo, Ibrahimovic & kuwo kale.

Haddaba si aad ogaato xiddigaha shaxdan ku soo baxay iyo xog kugu filan ka daawo muuqaalka hoose.

VIDEO

Gool FM.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here