Kooxda uu hoggaanka u yahay tababare Zinadine Zidane ee Real Madrid ayaa booqanaysa dhigeeda Deportivo Alaves kulanka tirsan horyaalka La Liga oo ay hoggaanka qaab kumeel gaadh ah ugala sii wareegi karaan Barcelona oo haatan farqiga goolasha kaga haysa.

Los Blancos ayaa waxkasta u samayn doona guul sababtoo ah inay ka war-qabaan in Barca ay habeen dambe kulan ay dhibco lumin karto la yeelanayso Atletico Madrid.

Tababare Zidane ayaa kulankan isbedelo door ah sameeyay isaga oo shaxdiisa kusoo bilaabay goolhaye Areola, Daafaca Militao oo Varane bedelay, Isco oo markale boos helay iyo Bale oo kusoo bilawday mudo kaddib.

Shaxda Kulankan Ee Labada Kooxood

Alaves: Pacheco, Laguardia, Navarro, Duarte, Martin, Wakaso, Pina, Vidal, Rioja, Joselu, Lucas

Keydka:Sivera, Ely, Guidetti, Gurgui, Manu, Pons, Buarke

Real Madrid: Areola, Carvajal, Militao, Ramos, Marcelo, Kroos, Modric, Casemiro, Isco, Bale, Benzema

Keydka: Courtois, Valverde, Jovic, Odriozola, Mendy, Vinicius, Rodrygo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here