(Yurub) 28 Nof 2019. Kulammo ka tirsan heerka guruubyada Europa League ayaa caawa la ciyaarayaa kooxaha waa weyn ee dheelaya caawa waxaa ka mid ah Arsenal, Manchester United, Roma, Sevilla iyo kuwo kale.

Manchester United oo u soo baxday wareegga bugbaxa ee Europa League ayaa caawa booqanaysa FC Astana, waxaana la filayaa in macallin Ole uu da’yar badan kulankaasi kala qeyb galo.

Dhinaca kale kooxda Arsenal ayaa dhankeeda soo dhowaynaya Naadiga Eintracht Frankfurt, xilli macallinka Gunners ee Unia Emery uu cadaadi badan saaran yahay, kaasoo la hadal hayo in kooxda laga diri karo.

Haddaba halkaan hoose ka eeg kulammada caawa laga ciyaarayo tartanka Europa League:-

GROUP A

11:00 Habeennimo F91 Dudelange vs APOEL Nicosia

11:00 Habeennimo Sevilla vs Qarabag FK

GROUP B

11:00 Habeennimo Lugano vs FC Koebenhavn

11:00 Habeennimo Malmoe FF vs Dynamo Kyiv

GROUP C

06:50 Fiidnimo FC Krasnodar vs Basel

06:50 Fiidnimo Trabzonspor vs Getafe

GROUP D

11:00 Habeennimo Rosenborg vs LASK

11:00 Habeennimo Sporting CP vs PSV Eindhoven

GROUP E

11:00 Habeennimo Celtic vs Rennes

11:00 Habeennimo Lazio vs CFR Cluj

GROUP F

11:00 Habeennimo Arsenal vs Eintracht Frankfurt

11:00 Habeennimo Vitoria de Guimaraes vs Standard Liege

GROUP G

08:55 Habeennimo Feyenoord vs Rangers

08:55 Habeennimo Young Boys vs FC Porto

GROUP H

08:55 Habeennimo CSKA Moscow vs Ludogorets Razgrad

08:55 Habeennimo Ferencvaros vs RCD Espanyol

GROUP I

08:55 Habeennimo Oleksandriya vs Wolfsburg

08:55 Habeennimo Saint-Etienne vs Gent

GROUP J

08:55 Habeennimo Istanbul Basaksehir vs Roma

08:55 Habeennimo Wolfsberger AC vs Borussia Mönchengladbach

GROUP K

08:55 Habeennimo Besiktas vs Slovan Bratislava

08:55 Habeennimo SC Braga vs Wolverhampton Wanderers

GROUP L

06:50 Fiidnimo FC Astana vs Manchester United

08:55 Habeennimo AZ Alkmaar vs Partizan Beograd

Gool FM.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here