(Milan) 18 Nof 2019. AC Milan iyo Inter Milan waa labo kooxood oo ay ka dhaxeyso  cadaawad kubadda cagta ah, waxaana ay wadagaan magaalo iyo garoonba haddaba sidee ayey ku dhacday in labadan kooxood ay isku garoon ku ciyaaraan muddo badan, maadaama ay si weyn u coltamaan?.

Waxa aynu Warbixintaan idin kugu soo gudbin naynaa sirta ku duugan in labadan kooxood ay iminka wadaagaan Garoonka San Siro ama Giuseppe Meazza, kooxdii markii hore dhisatay, waxa uu kulanku kaga dhigan yahay taageerayaasha iyo ficilladooda layaabka leh, jawiga magaalada sida uu noqdo marka la ciyaarayo iyo xogo kale oo laga yaabo inaadan waligaa maqlin ayaan kuugu soo gudbinaynaa.

Xogo badan oo ku saabsan garoonkan Taariikhiga ah ee San Siro oo kaa dahsoon ku daawo muuqaalkan.

Gool FM.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here