(Madrid) 14 Nof 2019. Qaar ka mid ah xiddigaha kubadda cagta ayaa garoomada kala soo muuqaddo hab dhaqanno layaab leh majaladaha ka hadla ciyaaraha ayaana marba ka shifa siro badan oo jawaab loo waayay horraanba.

Qisaddan ayaa taabaneysa xiddigihii soo wada matalay Kooxda Real Madrid ee Ozil iyo Ramos, waxaana wax badan la iska weydiiyay sababta ka dambeysa in Ramos uu maaliyaddiisa lambarka 4-aad ee Real Madrid uu uga hoos xirtay funaanadda Lambarka 10-aad ee Ozil uu u xiranayay Los Blancos sanadkii 2011-kii.

Hadii aad dooneyso in aad ogaato sirta ka dambaysa dhacdadan naadirka ah inala daawo muuqaalkan.

VIDEO:

Gool FM.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here