(Yurub) 03 Nof 2019. Macallinka kooxda kubadda cagta, Manchester City ee Pep Guardiola ayaa ka shifay sir badan oo ku aaddan xiddigha uu u arko in ay u yihiin riyo haddii uu mar qura maamuli lahaa.

Waxaa shaxdan ka soo muuqanaya xiddigo kala duwan oo uu Tababare Pep Guardiola kusoo maamulay kooxihii kala duwanaa ee uu soo layliyey, balse waxaa liiska iska waayay dhowr xiddig  oo halyeeyo ah sida Henry, David Silva, Villa, Cesc Fàbregas, Arjen Robben, Robert Lewandowski iyo magacyo kale.

Haddii aad rabto in aad ogaato shaxda Riyada ee Pep Guardiola iyo xiddigii uu bahdilay ee haddana uu ka tagay fadlan inala daawo muuqaalkan.

Gool FM.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here