(Yurub) 28 Okt 2019.  Waxaa la isku raacsan yahay inuu ahaa Goolhayihii ugu mucjisada badnaa ee soo maray kubadda cagta taariikhda, waxaana lagu xusuusan doonaa dhacdooyin badan oo layaab leh sida dhacdadii dibqalooca ee uu kubadda ku badbaadiyay iyo dhalinta goolsha.

José René Higuita Zapata waxa uu jeclaa in uu ka ciyaaro dhammaan booska kala duwan ee garoonka, waxaana lagu naaynaysi jiray ‘Ninkii Waalnaa’.

Kulankee ayuu sameeyay dhacdada badbaadintii uu caanka ku noqday?

Sidoo kale waxa aan warbixintan kuugu sheegi doonnaa kooxihii uu soo maray, dhacdooyinkii layaabla lahaa ee uu gaarka layahay René Higuita  iyo halka uu ku dambeeyo haatan ee ka daawo muuqaalka hoose.

Gool FM.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here