25 Daafac Ee Ugu Fiican Taariikhda Premier League Oo La Soo Saaray.

0
77

 

Daafaca dhexe ayaa ah shaqada ugu adag ee uu xiddig qabto garoonka dhexediisa, xiddigaha khadka dhexe ka ciyaara ayaan inta badan la hadal hayn sida loo hadal hayo xiddigaha goolasha dhaliya halka ay dhaleecaynta ugu weyn ku dhacdo hadii khalad ka dhoco daafaca.

Hadana daafaca dhexe ayaa ah booska ugu muhiimsan kubada cagta casrigan la joogo iyada oo laf dhabar u ah koox walba oo kubada cagta ah.

Halyeeyda Kooxaha Man United, Chelsea Iyo Arsenal ee John Terry, Rio Ferdinand & Tony Adams ayaa hogaaminaya Liiska.

Hadaba waxa la soo saaray 25-ka daafac ee ugu fiican taariikhda horyaalka prmeier Legaue:

  1. John Terry
  2. Rio Ferdinand
  3. Tony Adams
  4. Sol Campbell
  5. Nemanja Vidic
  6. Vincent Kompany
  7. Steve Bruce
  8. Jaap Stam
  9. Virgil van Dijk
  10. Ricardo Carvalho
  11. Gary Pallister
  12. Marcel Desailly
  13. Jamie Carragher
  14. Paul McGrath
  15. Ledley King
  16. Martin Keown
  17. Colin Hendry
  18. Sami Hyypia
  19. Kolo Toure
  20. Gary Cahill
  21. Jan Vertonghen
  22. Gareth Southgate
  23. William Gallas
  24. Toby Alderweireld
  25. Robert Huth

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here