Waxa la ciyaaray laba kulan oo ka mid ah wareega Group-yada tartanka champions League xilli ciyaareedka cusub.
Xiddigo badan ayaa soo bandhigay qaab ciyaareed cajiib ah ilaa haatan kulamadii la ciyaaray tartanka.
Xiddigaha ayaa durba bilaabay tartanka ay ugu jiraan gool dhalinta tartanka champions League xilli ciyaareedkan.
Waxa isku goolal ah xiddigaha kooxaha reer Manchester ee Julain Alvarez iyo Rasmus Hojlund kuwaas oo dhaliyay min 3 gool.
Waxa ku xiga xiddiga Atletico Madrid ee Alvaro Morata kaas oo dhaliyay 2 gool ilaa haatan tartanka champions League.
Hadaba Halkan Kaga Bogo xiddigaha u tartamaya Gool dhalinta champions League:
#
Player
Team
Age
Nationality
Goals
1.
Julián Álvarez
Manchester City
23
Argentina

3

2,
Rasmus Højlund
Manchester United
20
Denmark

3

3.
Álvaro Morata
Atlético Madrid
30
Spain

2

4.
Brais Méndez
Real Sociedad
26
Spain

2

5.
Bruma
Braga
28
Portugal

2

6.
Casemiro
Manchester United
31
Brazil

2

7.
Danylo Sikan
Shakhtar Donetsk
22
Ukraine

2

8.
Gabriel Jesus
Arsenal
26
Brazil

2

9.
Galeno
Porto
25
Brazil

2

10.
João Félix
Barcelona
23
Portugal

2

11.
Jude Bellingham
Real Madrid
20
England

2

 

Related



Source link