Waxa la ciyaaray laba kulan oo ka mid ah wareega Group-yada tartanka champions League xilli ciyaareedka cusub.
Xiddigo badan ayaa soo bandhigay qaab ciyaareed cajiib ah ilaa haatan kulamadii la ciyaaray tartanka.
Kulamadii todobaadkan waxa si fiican u ciyaaray xiddigo badan oo kooxohooda u dhaliyay goolal muhiim ah.
Kadib markii la ciyaaray kulamo muhiim ah UEFA ayaa soo saartay shax ay ka samaysay 11 xiddig ee ugu fiican todobaadka.
Kooxaha Barcelona iyo Newcastle ayaa shaxda ku leh xiddigaha ugu badan todobaadka champions Leageu.
Kooxaha Atletico Madrid, Shakhtar, Man United, Real Madrid, Lens, Brag iyo Bayern Munich ayaa shaxda ku leh min hal xiddig.

Related



Source link