Kooxda Real Madrid ayaa doonaysa in ay sii wadato guulaha champions League marka ay la ciyaarayso kooxda Napoli.
Los Blancos ayaa doonaysa in ay samayso horumar dhinaca tartanka ah isla markaas ay meel fiican ka gaadho tartanka.
Ancelotti ayaa doonaya in ay kooxdiisu garaacdo Napoli isla markaas hal lug la gasho wareega xiga ee tartanka.
Tababaraha reer Italy ayaa la filayaa in uu weerarka tooska ah ka ciyaarsiiyo xiddigaha  Vinicius Jr iyo Rodrygo xilli uu wax ka badal ku sameeyay shaxdiisa.
Hadaba sidee ayay noqon kartaa shaxda ay Real Madrid kaga hor tagi karto Napoli.
Goolhaye: Kepa Arrizabalaga
Daafaca: Dani Carvajal, Nacho, Rudiger, Mendy.
Khadka dhexe: Tchouameni, Valverde, Modric, Bellingham
Weerarka: Rodrygo, Vinicius Jr

Related



Source link