Xidhiidhka La Liga ayaa shaaciyay wakhtiga la ciyaari doono kulanka El Clasico ee dhexmari doona kooxaha Real Madrid iyo Barcelona.
Xidhiidha La Liga ayaa shaaciyay todobaadka 12-aad ee horyaalka Kaas oo ay wada ciyaari doonaan kooxaha Barcelona iyo Real Madrid.
Kulanka ayaa ka dhici doona garoonka Lluís Companys Olympic Stadium 28 bishan haatan lagu jiro.
Labada kooxood ayaa si weyn ugu tartamaya horyaalka La Liga xilli ciyaareedkan iyaga oo isku baacsanaya hogaanka horyaalka tartanka.
Related