Raphael Varane ayaa ku adkeysanaya in Manchester United ay awood u leedahay inay ku guuleysato Champions League xilli ciyaareedkan.
Kooxda Erik Ten Hag ayaa ku bilaabatay si xun xilli ciyaareedka champions League iyaga oo guuldaro kala kulmay Bayern Munich.
United ayaa haatan marti galinaysa kooxda reer Turkey ee Galatasaray kulan ka dhici doona Old Trafford.
Varane ayaana ku kalsoon in kooxda Man United ay awood u leedahay ku guulaysiga tartanka.
“Waxan qabaa in tartanku yahay xogta, waa in aad si fiican u guulaysato kulamada”.
“Waxan qabaa in aan leenahay awood aan ugu guulaysan karno tartanka laakiin waa in aan samayno horumar kulamada soo socda”.

Related



Source link