Xiddigii hore ee Newcasat ayaa uga Digay xiddiga Kia Havertz in uuna noqon doonin xiddig joogto ugu ciyaara Arsenal inkasta oo uu gool dhaliyay kulankii Bournemouth.
Havertz ayaa dhaliyay goolkiisii ugu horeeyay ee kooxda Arsenal kadib markii uu gool u badalay rikoodhe loo dhigay kooxdiiisa.
Waxa uu ahaa heahiis Muran badan dhaliyay iyada oo dad badan is waydiiyeen sababta uu Arteta ula soo saxiixday xiddiga.
xiddiga reef Germany ayaa haatanba La kulmay dhaleecayn xoogan sabab La Xidhiidha qaab ciyaareedkiisa.
inkasta oo uu gool dhaliyay Hadana Shearer ayaa qaba in uuna noqon doonin xiddig joogto ugu ciyaari doonin kooxda Arsenal.
”waa ciyaartoy fiican taas shaki kuma jiro”ayuu yidhi
”Hadii uu sidan u sii ciyaaro Aniga ahaan boos joogto ah Kama heli doono Arsenal”
Related