Christian Pulisic ayaa qaab ciyaareed cajiib ah ku qaadanaya kooxda Ac Milan kadib markii uu ku biiray kooxda Ac Milan.
Christian Pulisic oo ka tagay kooxda chelsea si uu u raadsado koox uu joogto ugu ciyaaro ayaa ka goolal badan xiddigaha kooxda chelsea.
Xiddiga Christian Pulisic ayaa dhaliyay saddex gool xilli ciyaareedkan waxana uu ka goolal badan yahay dhamaan xiddigaha kooxda chelsea.
Xiddigaha Raheem Sterling iyo Nicolas Jackson ayaa dhaliyay min 2 gool ilaa haatan xilli ciyaareedkan xilli ay kooxdoodu dhibaatoonayso.
Xilli ay Kooxda Pochettino ku dhibaatoonayso goolasha hadana Christian Pulisic ayaa ku jira qaab ciyaareed cajiib ah xilli ciyaareedkan.

Related



Source link