Ronaldo ayaa hogaanka u haya gooldhalinta horyaalka Saudi League, kadib markii ay dhamaadeen kulamadii wareega 8-aad ee horyaalka sucuudiga.
Xiddiga Al-Nasr ee Cristiano Ronaldo ayaa sii wada gool dhalintiisa cajiibka ah ee xilli ciyaareedkan waxana uu dhaliyay 10 gool ilaa haatan.
Waxa ku xiga Sadio Mane, ciyaaryahan Al-Nasr, Alexander Mitrovic, Salem Al-Dosari, iyo Malcolm, ciyaartoyda Al-Hilal, iyo Moussa Dembele, ciyaaryahan Al-Ettifaq kuwaas oo leh min 6 gool.
Halkan Kaga Bogo Gooldhalinta horyaalka sucuudiga:
1- Cristiano Ronaldo (Al-Nasr): 10 gool2- Sadio Mane (Al-Nasr): 6 gool2- Alexander Mitrovic (Al Hilal): 6 gool2- Salem Al-Dosari (Al-Hilaal): 6 gool3- Malcolm (Al Hilaal): 6 gool4-Moussa Dembele (Al-Ittifaq): 6 gool3- Abdul Razzaq Hamdallah (Al-Itixaad): 5 gool3- Murad Batna (Al-Fateh): 5 gool3- Firas Al-Braikan (Al-Fateh): 5 gool3- Odion Ighalo (Al-Wahda): 5 gool4- Anderson Talisca (Al Nasr): 4 gool4- Fabio Martinez (Al-Khaleej): 4 gool4- Bernand Mensah (Al-Tai): 4 gool4- Fashion Sakala (Al-Fayxaa): 4 gool5- Roberto Firmino (Al-Ahly): 3 gool5- Igor Kornado, (Al-Itixaad): 3 gool

Related



Source link