Xiddiga daafaca ka ciyaara ee Joel Matip ayaa guuldaro dhabarka u saaray kooxdiisa kulan ka tirsanaa horyaalka premier League.
Joel Matip ayaa isku badalay weeraryahan Tottenham ah isla markaas kooxdiisa ka dhaliyay gool daqiiqadihii ugu dambeeyay ee ciyaarta.
Goolkii uu Matip iska dhaliyay ayaa yimid daqiiqadii 95-aad ee ciyaarta waana goolkii ugu dambeeyay ee uu xiddig iska dhaliyo premier League.
Rikoodhkaas ayaa ah mid xun oo uu xiddigu ka diwaan gashaday horyaalka premier League waana goolkii ugu dambeeyay ee Liverpool laga dhalyo premier League.
Waxa intaas leeg in uu Matip sidoo kale Liverpool u dhaliyay gool ay Reds ku gaadhay guul tartamada oo dhan waana xiddigii Reds ku hogaamiyay guul wakhtiga dhimashada.

Related



Source link