Horyaalada ugu waaweyn qaarada yurub ayaa la ciyaaray kulamo xiiso leh iyada oo ay kooxo badan muujiyeen qaab ciyaareed fiican.
Way adagtahay in ay kooxuhu dhamaantood wada badiyaan kulamada ugu horeeya horyaalada marka loo eego in bilowga xilli ciyaareedka mar walba iska adagyahay.
Ilaa haatan waxa jira kaliya 1 koox oo dhamaan wada badiyay ama helay dhibcihii ugu horeeyay ee horyaalada ugu waaweyn qaarada yurub.
Labadaas kooxdaas ayaa ah Man City kuwaas oo dhamaan wada badiyay kulamadii ay wada ciyaareen horyaalka premier League.
Man City ayaa heshay 18 dhibcood kadib markii ay badisay dhamaan 6-dii kulan ee ay ciyaartay horyaalka premier League xilli ciyaareedkan.

Related



Source link