Waxa la soo saaray shaxda ugu fiican wareegii 3-aad ee tartanka Carabao cup-ka oo la ciyaaray Salaasadii iyo Arbacadii.
Kulamo xiiso leh ayaa la ciyaaray labadii habeen ee la soo dhaafay iyada oo ay xiddigo badan wacdaro dhigeen.
Kooxaha Waaweyn ayaa dhamaantood iska xaadiriyay wareega xiga ee tartanka Carabao cup-ka kadib markii ay badiyeen.
Dhinaca kale kooxda Man City ayaa laga reebay Koobka kadib markii ay guuldaro kala kulantay Newcastle.
Kooxaha Kooxaha Burnley Man United, West Ham, Liverpool, Blackburn ayaa shaxda ku leh min 2 xiddig.

Related



Source link