Xiddigii hore ee kooxda Real Madrid ayaa saadaaliyay kooxda ku guulaysan doonta champions League xilli ciyaareedkan.
Tartanka champions League ayaa si xiiso leh ku bilowday iyada oo la ciyaaray kulamadii ugu horeeyay ee wareega Group-yada.
Ramos oo arintaas ka hadlaya ayaa yidhi”Barcelona waxa ay leedahay waxyaabo dheeraad ah oo dhiiri galinaya, sababta oo ah kooxdu way fiicantahay, waxana ay ku jirtaa qaab ciyaareed”.
“Barcelona waxa ay ugu cad-cadahay ku guulaysiga champions League”ayuu sii raaciyay.
Barcelona ayaa guul weyn ku bilaabatay tartanka champions League kulankoodii ugu horeeyay ee bilowga tartanka.

Related



Source link