Waxa La soo saaray Isku aadka wareega 4-aad ee tartanka Carabao cup ka.
Tartanka ayay ku soo hadheen kooxaha ugu tunka weyn premier League.
Kooxaha Man United, Liverpool Arsenal iyo Chelsea ayaa dhamaantood ku jira tartanka.
kulamo xiiso leb ayaa ka soo baxay Isku aadka laga sameeyay tartanka.

Mansfield vs Port Vale
Ipswich vs Fulham
Man Utd vs Newcastle
Bournemouth vs Liverpool
Chelsea vs Blackburn
West Ham vs Arsenal
Everton vs Burnley
Exeter vs Middlesbrough

 

Related



Source link