Nolosha taageerayaasha chelsea ayaa sii xumaanaysaa iyada oo ay kooxdu sanadkii 2-aad ee Milkiilayaasha Boehly ay gashay wakhti adag kadib markii ay guuldaro kala kulmeen Aston Villa Axadii.
Xilli ciyaareedkii hore rikoodhka chelsea ayaa ahaa mid xun iyada oo xilli ciyaareedkan taageerayaashu ku bilowdeen rajo yar kadib suuqii xagaaga.
Tan ilaa markii ay Todd Boehly iyo Behdad Eghbalis kooxda chelsea ayaa kaliya badisay 18 kulan tartamada oo dhan.
Tan ilaa wakhtigaas kooxda chelsea ayaa bar-baro gashay 14 kulan tartamada oo dhan.
Laakiin rikoodhka waalida ah ayaa ah kulamada laga badiyay tan ilaa ay milkiilayaasha maraykanka ah iibsadeen kooxda.
Kooxda chelsea ayaa laga badiyay 25 kulan tan ilaa markii ay la wareegeen kooxda.

Related



Source link