Xiddiga kooxda Liverpool ee Mohamed Salah ayaa sii wata rikoodhkiisa gool dhalineed ee cajiib ah horyaalka premier League.
Salah ayaa rikoodhe u dhaliyay kulanka ay kooxdiisu la ciyaarayso West Ham kulan ka tirsan horyaalka premier League.
Iyada oo lagu jiro qaybta nasashada ciyaarta Salah ayaa bar-bareeyay rikoodh ay dhigeen Halyeeyo Man United iyo Arsenal ah.
Mohamed Salah waa ciyaaryahankii shanaad ee gool dhaliya ama caawiya mid kasta oo ka mid ah lixdii kulan ee ugu horeysay ee kooxdiisa Premier League.
David Beckham ayaa sidaas sameyay xilli ciyaareedkii 2000/2001 halka uu Thierry Henry sidaas u smaeeyay Arsenal 2004-05.
Sidoo kale Sergio Agüero Man City 2019-20, iyo Erling Haaland ee Man City 2022-23 ayaa sidaas sameeyay.

Related



Source link