Xiddiga weerarka uga ciyaara kooxda Bayern Munich ee Harry Kane ayaa saadaaliyay kulanka dhexe mari doona kooxda Arsenal iyo Tottenham.
Labada kooxood ayaa si fiican ku bilowday xilli ciyaareedka.
Tottenham ayaa 13 dhibcood ka helay 5 kulan oo ay ciyaareen xilli ciyaareed.
Sidoo kale Arsenal ayaa si fiican ku bilaabatay xilli ciyaareedkeeda.
Kane oo arintaas ka hadlaya ayaa yidhi Tottenham si fiican ayay ku bilaabatay xilli ciyaareedka, sidaas darteed kulan fiican ayuu noqon doonaa”.

Related



Source link