Tababaraha Kooxda Man United ayaa ka hadlay guuldaradii kooxdiisa ka soo gaadhay Brighton kulan ka tirsnaaa horyaalka Premier League.
Man United ayaa guuldaro 3/1 ah kala kulantay Brighton kulan ka dhacay Old Trafford kana tirsnaaa horyaalka premier League.
“Waan niyad jabnay, taasi waa wax iska caadi ah, gaar ahaan markii aad aragteen ciyaarta oo wax aad u yar lagu kala baxay, waxaan abuurnay fursado badan, balse ma aanan dhalin, ka dib gool ayaa nalaga dhaliyay, waxaana nalaga diiday gool kadib waxad ka fikiraysaa sidee ayay suurtagal u tahay”.
“Waa sida ay wax yihiin waa in aanad sidaas ula dhaqanto”.
“Qof kaliya dhaleecayn karno waa in aan shaqo fiican qabano”.

Related



Source link