Tababaraha Kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa ka warbixiyay xaalada dhaawac ee xiddiga garabka daafaca uga ciyaara kooxdiisa ee Trent Alexander-Arnold.
Xiddiga Trent Alexander-Arnold ayaa ku dhaawacmay kulankii Aston Villa ee kadib kulankii Aston Villa ee horyaalka premier Legaue.
Xiddiga Trent Alexander-Arnold ayaa seegay kulamadii xulka qarankiisa ee Fasaxa caalamiga ah kadib markii uu dhaawacmay.
Klopp ayaa haatan xaqiijiyay in uuna xiddiga Trent Alexander-Arnold seegi doono kulanka adag ee ay kooxdiisu la ciyaari doonto Wolves horyaalka premier League.
Trent Alexander-Arnold“Lama heli karo, hore ayaan u ogeyn, ma ahan dhaawaca muruqa ugu xun, laakiin waa dhaawac muruqa ah laba todobaad kuma bogsadaan, wali ma helin wakhti ku filan laakiin waxan rajaynaynaa in uu tababar qaato todobaadka dambe”.
Related