Paris Saint-Germain ayaa laba ciyaaryahan u soo bandhigtay heshiis ay isku dhaafsanayaan Bernardo Silva, sida ay sheegayaan Wararku.
Bishii August  Silva ayaa heshiiska u kordhiyey Manchester City ilaa 2026.
Khadka dhexe ee  Portugal, oo City kaga soo biiray Monaco 2017, ayaa sheegay in uu sii joogo kooxda sababtoo ah waxa ay siinaysaa “fursadd uu ku sii wado guusha”.
Silva ayaa ku guuleystay shan koob oo Premier League ah, labo FA Cup, afar League Cup iyo Champions League lixdii sano ee uu joogay Etihad.
TaageerayaashakooxdaManCity ayaa ku farxay markii uu Silva heshiiscusubusaxiiay kooxda.. Sida laga soo xigtay Sky Sports Silva ayaa ayaa ahaa bartilmaameedkooda 1-aad si ay ugu xoojiyaan kooxohooda.
Agaasimaha ciyaaraha ee PSG Luis Campos ayaa si fiican u yaqaana Silva oo ay ka wada shaqeeyeen Monaco.
Si kastaba ha ahaatee kooxda Man City ayaa diiday in ay fasaxdo xiddiga.

Related



Source link