Xiddigaha Kevin De Bruyne, Robert Lewandowski ayaa lagu soo waramayaa in ay iska diideen dalabyo uga yimid horyaalka sucuudiga.
Horyaalka sucuudiga ayaa wacdaro ka dhigay suuqii xagaaga iyaga oo xiddigo waaweyn keenay horyaalka.
Xiddigo ay ka mid yihiin Neymar, Benzema, Fabinho iyo Xiddigo badan oo kale ayaa ka mid ahaa xiddigaha yimid horyaalka sucuudiga.
Xiddigaha Kevin De Bruyne, Robert Lewandowski ayaa dalabyo ka helay horyaalka sucuudiga ka hor intii uuna xidhmin suuqa kala iibsiga.
Laakiin labada xiddig ayaa iska diiday dadaaladii ay kooxaha sucuudiga ku doonayeen saxiixooda.
Related