Kabtanka kooxda chelsea ee Reece James ayaa soo dhigay sawirka isaga oo jooga xarunta tababarka kooxda isaga oo soo raaciyay qoraal uu ku soo qoray “Dhakhso dib ugu soo laabta”, xilli uu daafaca ka soo kabsanayo dhaawac muruqa ah.
Xiddiga reer England ayaan ciyaarin wax kulan tan ilaa bilowgii xilli ciyaareedka premier League.
Xiddiga ayaa haatan tababar qaadanaya xilli ay saaxiibadiisa kale ku sugan yihiin waajibaadka xulalkooda.
Xiddiga 23 jirka ah ayaa ka farxiyay taageerayaasha kooxdiisa ka hor dib u bilaabashada kulamada kooxaha.
Xiddiga Reece James ayaa baraha bulshada soo dhigay sawir isaga oo ku jira tababarka ka soo kabsashada dhaawaca uu qabay.
Related